Saraakiisha dowlad degaanka Soomaalida oo war ka soo saaray dagaalka Al-shabaab

Mas’uuliyiin Dowlad Degaanka u hadashay ayaa sheegay in ciidanka Liyuu Booliska ay dagaal adag kula jiraan Dagaalyahanada Alshabaab oo gudaha deegaanka soo galay ayna hadda ku hareeraysan yihiin ciidankii soo galay Afdheer. Hay’adaha Amminga ee deegaanka Soomaalida ayaa intaas ku daray in kooxda Al0shabaab ee weerarka soo qaaday saaka si wayn loogu jabiyey tuulada Hulhul … Continue reading Saraakiisha dowlad degaanka Soomaalida oo war ka soo saaray dagaalka Al-shabaab